Madaxweyne Qoorqoor oo Daah-furay Mashruuca cusub ee Barwaaqo (Sawirro)

Munaasabadda daahfurka oo dhacday aqalka Madaxtooyada waxaa goobjoog ka ahaa xubno ka mid ah golayaasha dowladda Fadaraalka, labda gole ee Dowladda Galmudug maamulka gobalka Galgaduud, maamulka Caasimada iyo masuuliyiin kale. Mashruuca Barwaaqo oo horay wajigiisa koobad lagu magacaabi jiray Biyoole ayaa ka shaqeeya horumarinta kaabayaasha kala duwan ee dowlad dhiska Galmudug. Ugu danbeyn Madaxweynaha ayaa … Continue reading Madaxweyne Qoorqoor oo Daah-furay Mashruuca cusub ee Barwaaqo (Sawirro)